Somali Marine Resources Research Organization

Kalluunka Soomaaliya oo Si sharci-daro ah Dhaqaale badan Looga Sameeyo

Kalluunka Soomaaliya oo Si sharci-daro ah Dhaqaale badan Looga Sameeyo

July 4, 2016
|
0 Comments
|

MARAYKANKA–Hay’adda Arrimaha Deegaanka ka hadasha oo la yiraahdo Earth Foundation) ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dhaqaalaha 300-milyan oo doollar laga sameeyo kalluumeysiga sharci-darada Soomaaliya.
Warbixintan ayaa lagu sheegay in Kalluumeysiga shaci-darada ah uu si aad ugu sookordhayo xeebaha dalka Soomaliya ,waxayna ku dartay in kooxaha Burcadbadeedkuhoos u dhigeen kalluumeysiga shaci-darada ah ee Maraakiibtu ka sameeyaan xeebahadalka.Waxaa lagu xusay warbixinta in Maraakiibta ugu badan ee ka sameeya xeebahaSoomaaliya Kalluumeysiga sharci-darada ah intooda badan laga leeyahay dalal dhacaqaarada Aasiya siiba dalalka Iiraan iyo Yemen.
Sidoo kale warbixintan ayaa tilmaantay in Kalluumeysiga sharci-darada ah uu hoos udhigay Saamiyada Kalluunka dalka ,dalalkaas ayaa la sheegay in Saddex jibaar qaateen Kalluunka dalka.