Somali Marine Resources Research Organization

Caqabadaha heysata kalluumeysatada ku nool dalka tanzaniya

Caqabadaha heysata kalluumeysatada ku nool dalka tanzaniya

October 22, 2016
|
0 Comments
|

tanzania-lake-victoria-fishing-fish-men-fishery-ahjx7f

Caqabadaha heysata kalluumeysatada ku nool dalka tanzaniya dhanka isbedelka cimilada.

Kumanaan kalluumeysato ah ayaa sanad walba ku naf waaya harada weyn ee fiktooriya.

Sababta waxa ay tahay isbedelka cimilada ee aan lasaadaalin Karin iyo doonyahooda kalluumeysiga oo aad u tayo liita, daraasad ay sameeyeen saynis yahano ka socda hey’adda mareykan ka ee NASA iyo biljimka ayaa muujisay qatarta ay wajahayan boqolaalka kun ay ka kalluumeysata harada weyn ee fiktooriya.

Halistaan waxaa ka mid ah : duufaanada ka dhasha isbedelka cimilada dunida  oo sii kor dhaaya.

11

4925-004-1dac05e7

images