Somali Marine Resources Research Organization

Events

DHIR BADEEDKA YARYAR EE KU NOOL BIYAHA BADDA

June 28, 2016
|
0 Comments
|

Deegaanka Baddu wuxuu  hoy u yahay  noole fara badan oo ku dhex nool biyaha Badda kana  kooban noole ishu arki karto iyo kuwo ilma aragti ah, iskuguna jira labada  qaybood ee loo qeybiyo noolaha adduunka; Dhir iyo Xayawaan.

Haddaba  maqaalkani wuxuu si koban uga hadlayaa dhir badeedka yaryar […]

Read more

HEERKA WASAKHDA XEEBTA CAASIMADDA OO AAD HALIS U AH

June 28, 2016
|
0 Comments
|

Soomaaliya waa wadan ku yaala geeska AFRIKA, waxay ku taalaa Badda Cas iyo Badweynta Hindiya. Waxay Soomaaliya leedahay xeebta ugu dheer ee qaaradda AFRIKA, Sidoo kale waa dal cimilo wanaagsan, ILAAHNA ku galaday kheyraadka dabiiciga ee Bada iyo Berigga.

Soomaaliya waxay soo martay dagaallo sokeeya, taasoo galisay hakad […]

Read more