Plastikadu dhibta ay ku hayso noolaha badda waa mid aad u badan, gaar ahaan xayawaanka sii dabar go’aya sida : Qubada.
Taasoo ku sababta inay dabto ama ay moodaan cunto, ka dibna dhuunta u istaagta oo ay ku dhintaan, sidaa darteed, waaxda bii’adu waxay soo jeedineysaa in laga ilaaliyo qashinka plastikada in biyaha badda lagu qubo.