Somali Marine Resources Research Organization

Features

NABADGALYADA BADAHEENNA

October 22, 2016
|
0 Comments
|

NABADGALYADA BADAHEENNA

ADM.Gaas Prof. Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare)

Nabadgalyada: magac cilmiyeed ahaan, waxay culimadu ku qeexaan siyaabo kala duwan laakiin aad isugu dhow, anigu waxaan ka doortay kan ogu gaaban, ugunna koobidda baddan waana kan: Nabadgelyadu waa welwal la’aan, Qofka, qoyska […]

Read more

Maxaa ka dhigay Badda Buluug?

July 4, 2016
|
0 Comments
|

Mar marka qaar ma is weeydiisaa su’aashan “Maxeey baddu ugu muuqataa midibka buluugga? Ama ma aamin santahay fikrada ah in baddu baluug u tahay maxaa yeelay midibka Cirka ayee dib u soo celisaa? Hadeey jawaab taadu “haa” tahay, ma is weydiisay xiliga daruurta ey jirto maxey wali […]

Read more

KHATARAHA ISBADALKA CIMILADA IYO SIDA LOOMAAREEYNKARO

July 3, 2016
|
0 Comments
|

Waxaan maqaalkan si kooban ugu faahfaahineeynaa isbadalka cimilada ee hadal haayntiisu ku badatay caalamka, kadib markii ladareemay saameeynta ow ku yeeshay nolosha dhamaan noolaha ku nool Badda iyo Barrigaba,waxaana sabab teeda lagu sheegaa warshadaha iyo dhamaan waxii guba shidaal oo kudara kaarboon (C) hawada,taasina […]

Read more

HABKA XANAANEYNTA & HABEYNTA KALLUUNKA (FISH PROCESSING AND PRESERVATION)

July 3, 2016
|
0 Comments
|

Cuntada badda oo ah kalluunka nuucyadiisa kala duwan (Sea food), waxey u xumaadaan si deg deg ah haddii aan si fiican loo xanaaneyn, waxeyna u baahan yihiin xanaano joogta ah nta u dhaxeysa marka badda laga soo saaro ilaa uu ka gaaraayo qofka isticmaalayo ama cunaya. Kalluunka si […]

Read more