Somali Marine Resources Research Organization

Events

40th Anniversary of the Adoption of the United Nations Convention on the Law of the Sea (UNCLOS)

April 4, 2023
|
0 Comments
|

40th Anniversary of the Adoption of the United Nations Convention on the Law of the Sea (UNCLOS […]

Read more

RADM/Prof: Faarax Axmed Cumar: Kenya waxa ay samaysay iskuday walba oo ay ku doonaysay Badda soomaaliya

February 5, 2017
|
0 Comments
|

Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) taliyihii hore ee ciidanka badda soomaaliya haatana ah Gudoomiya Hay’adda CilmiBaarista Badaha soomaaliya oo ka war bixiyey damca kenya ee boobka badde soomaaliya iyo xiliga uu soo bilowday.

Admiral Faarax Qare waxa uu sheegay in arintan ay soo bilaabatay 2005, markaas […]

Read more

Caqabadaha heysata kalluumeysatada ku nool dalka tanzaniya

October 22, 2016
|
0 Comments
|

Caqabadaha heysata kalluumeysatada ku nool dalka tanzaniya dhanka isbedelka cimilada.

Kumanaan kalluumeysato ah ayaa sanad walba ku naf waaya harada weyn ee fiktooriya.

Sababta waxa ay tahay isbedelka cimilada ee aan lasaadaalin Karin iyo doonyahooda kalluumeysiga oo aad u tayo liita, daraasad ay sameeyeen saynis yahano ka socda […]

Read more

Kalluunka Soomaaliya oo Si sharci-daro ah Dhaqaale badan Looga Sameeyo

July 4, 2016
|
0 Comments
|

MARAYKANKA–Hay’adda Arrimaha Deegaanka ka hadasha oo la yiraahdo Earth Foundation) ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dhaqaalaha 300-milyan oo doollar laga sameeyo kalluumeysiga sharci-darada Soomaaliya.
Warbixintan ayaa lagu sheegay in Kalluumeysiga shaci-darada ah uu si aad ugu sookordhayo xeebaha dalka Soomaliya […]

Read more